War Deg-Deg Ah

Category Archives: Ciyaaraha

Feed Subscription

Falanqeynta Kulanka Dhex Maridoona Benfica vs Chelsea

uefa-europa-league-final-2013-benfica-v-chelsea1

Mid ka mid ah labada koob ee ugu xamaasada badan qaarada yurub ayaac cawa la soo xiri doona . Magalada nolasha ee Amsterdam ee wadanka Holland ayaa caawa lagu soo gaba gabeyn doona koobka Europe League . Kooxda heysata Champions League ee Chelsea ayaa la ciyaari doonta kooxda Benfica . Kooxda reer Portugal ayaa asbuucan la kulantay guul daradii ugu ... Read More »

Scroll To Top
shared on wplocker.com